intermediate Somali

Node js And Express js Full Course

Kooras-kan wuxuu ku baranayaa aasaaska Node.js, laga bilaabo bilow ilaa heer sare, adigoo qaadan doona 19 cashar oo si faahfaahsan u sharxaya mowduucyada ugu muhiimsan ee backend development. Waxaad baran doontaa sida Node.js u shaqeeyo, sida loo abuuro ser...

Madaale Designer

Madaale Designer

Course instructor

19

Lessons

3h :09m

Total length

Flexible

Self-paced

Course overview

What is included

19 video lessons
3h :09m of content
intermediate
Somali
Phone and desktop access
Certificate of completion
The course

About this course

Kooras-kan wuxuu ku baranayaa aasaaska Node.js, laga bilaabo bilow ilaa heer sare, adigoo qaadan doona 19 cashar oo si faahfaahsan u sharxaya mowduucyada ugu muhiimsan ee backend development. Waxaad baran doontaa sida Node.js u shaqeeyo, sida loo abuuro server-side applications, iyo sida loo maareeyo xogta adigoo adeegsanaya APIs & Databases. Koorso-kan wuxuu ku habboon yahay qof kasta oo raba inuu barto web development, gaar ahaan kuwa doonaya inay horumariyaan xirfadohooda dhismaha backend applications. Waa koorso dhameystiran oo qayb ka ah tixanaha barashada Web Development, oo laga bilaabo bilow ilaa dhamaad, waxaana bixiya Eng. Mohamed Dek.
Lesson plan

Course curriculum

1 sections · 19 lessons · 3h :09m

01

Section 1: Node js & Express

19 lessons

Node js Introduction 0h :22m
Installl and CLI 0h :11m
Run js and Explain NPM 0h :13m
REPL and Commend ShortCuts 0h :06m
Native Module os 0h :09m
Native Module path 0h :09m
Read and Write File 0h :12m
Rename and CopyFile 0h :06m
Make a Node js Projects 0h :13m
Mathjs Package 0h :06m
Custom Module 0h :11m
Introduction to express and Express App 0h :09m
Express App 0h :10m
Nodemon 0h :05m
Routes 0h :08m
API and GRUD Explained 0h :09m
Read Data 0h :09m
Post a data 0h :07m
Register User Througth HTML 0h :14m