Beginner Somali

Blogging & AdSense A Step-by-Step Course Afsomali

Koorsadaan waxaad ku baranaysaa habka loo sameeyo blog website iyo sida lacag looga sameeyo xayaysiimaha Google AdSense. Waxaad sidoo kale baran doontaa sida loo doorto niche sax ah, loo hagaajiyo SEO, loo barto qorista maqaalada tayo sare leh, iyo sida loo ko...

Saed Abdullahi

Saed Abdullahi

Course instructor

16

Lessons

2h :45m

Total length

Flexible

Self-paced

Course overview

What is included

16 video lessons
2h :45m of content
Beginner
Somali
Phone and desktop access
Certificate of completion
The course

About this course

Koorsadaan waxaad ku baranaysaa habka loo sameeyo blog website iyo sida lacag looga sameeyo xayaysiimaha Google AdSense. Waxaad sidoo kale baran doontaa sida loo doorto niche sax ah, loo hagaajiyo SEO, loo barto qorista maqaalada tayo sare leh, iyo sida loo kordhiyo booqdayaasha boggaaga. Koorso-kan wuxuu ku habboon yahay qof kasta oo raba inuu barto blogging si uu u kasbado dakhli online ah.
Lesson plan

Course curriculum

2 sections · 16 lessons · 2h :45m

01

Section 1 : Samayso blog website oo casri ah

10 lessons

Hordhaca kooraska Google Adsense 0h :02m
Samayso Blog Gaaga Logo Diisa Si Free Ah 0h :13m
Isdiwaangelinta WebHosting Iyo Domain Iyo Qaabka Loo Install Gareeyo Wordpress 0h :17m
Theme Installation Iyo Sharaxaada WP admin Dashboard 0h :06m
Sida Wax looga Badelaa Theme ka Theme Customization 0h :18m
Sidee loosameeyaa about page adiga oo isticmaalaya elemento 0h :10m
Samaynta Home iyo Contact us Form Inaga Oo isticmaalayna WPFORMS 0h :13m
Isticmaalka AI Iyo Sida Loosameeyo Posts 0h :19m
Dib U Eegis Ama Review Blogeena 0h :06m
Sidee Loo Adkeeyaa Amaanka Blog Website ka 0h :05m
02

Section 2 : Kuxir blog gaaga google adsense

6 lessons

Waa maxay google adsense , Sideese u Shaqeeyaa 0h :05m
Maxay Tahay Inaad Ogaato Kahor Google Adsense 0h :09m
Isdiwaangelinta Google Adsense 0h :16m
Kuxir Website Kaag Google Adsense 0h :12m
Privacy policy & terms of condiitons 0h :11m
Caawimaada Google adsense 0h :03m